Qaar Kamid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada Koonfur galbeed oo Deeq Gar- gaar ah Gaarsiiyay Xarunta Dhimirka ee Magaalada Baydhabo.

0
221

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Deeqdaan isugu jirtay Raashiin, joodariyaal iyo Neef Geel ah ayaa la gaarsiiyay Cisbitaalka Xarunta Dhimirka ee Magaalada Baydhabo oo lagu xanaaneeyo bukaano laga kala keenay Qaar ka mid ah Magoolooyinka Gobalkada Dalka.

Warkung waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here