Dhalinyaro Farsameeya Kuraasta Fadhiyada Ee Baydhabo Oo ka Waramay Shaqadooda.

0
542

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Fadhiyada La dhigto Guriyaha iyo Xafiisyada ayaa inta badan waxay ka yimaadaan Dalka dibadiisa qaarkoodna waxaa Lagu Farsameeyaa Dalka Gudihiisa.

Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobalka Baay ayaa waxaa Ka jira Dhowr Xaruumood oo Lagu Farsameeyo Fadhiyada Celiska ah oo La Soo isticmaalay Fadhiyadaas ayaa laga soo saara noocyo kala duwan.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here