Qaar Kamid ah Hooyooyinka Degan Kaamka Wasiila Labo Oo Ka Cabanaya in aysan Heysan Cisbitaalka Hooyada Iyo Dhalaanka

0
231

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Kaamamka Wasiila Laba waxaa uu ka mid yahay kaamaka ku yaala duleedka Magaalada Baydhabo,kaamkan waxaa uu dhisan yahay mudo ku dhawaad seddax sano ilaa iyo hadana ma helin Adeegayada Caafimadka sida hooyada iyo dhalaanka.

Kaamakan waxaa ku nool dumar badan oo uur leh oo cabsi weyn ka qaba xiliga foosha am dhalmada madaama dumarkan qaar ay yihiin kuwa Ubug ah,eysana qabin xaruunta caafimadka ee Hooyda iyo dhalaanka.

Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here