Qaar kamid ah Haweenka ku nool Magalada Baydhabo oo ka hadley doorkooda hormarinta qoyska

0
212

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Haweenka Soomaaliyeed ayaa noqday laf dhabarta dhaqaalaha dalka 20-kii sano ee lasoo dhaafay, Waxaa jira hooyooyin waqti shaqeyaan waqtina ay carruurtooda Xanaaneyaan si ay uga soo baxdo labada dhinac, way adag tahay balse hooyooyinkeena ayaa dhabarka u rideen inay ka soo baxaan boosaska ugu muhimsan ee Qoyska.

Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here