Qaar kamid ah Dumarka Ku nool Kaamamka Baydhabo oo Baaq Caawinaad U soo dirsaday Bulshada Iyo Dowlada.

0
315

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Boqolaal Qoysas Soomaaliyeed ah oo Ku Nool Kaamka Tawakal Ee duleedka Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa Ku dhibeysan Gudaha Kaamkaasi, kuwaasoo isuga jira kuwo Ka Soo noqday Xeriyaha Qaxootiga Dhadhaab ee Dalka Kenya iyo Kuwo Ka Soo barakacay Degaano iyo Degmooyin ka tirsan  Gobalka Bay.

Barakacyaashaan ee Ku jira Kaamka Tawakal Ee Baydhabo oo u badan Dumar iyo Carruurta liita ayaa waxay Sheegeen inay ubaahan yihiin Daryeel Bani’aadanimo, iyadoona lagu Guda Jiro Bisha Barakeysan ee Ramadaan.

Warbixintan waxaa noo haya Siid Cali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here