Qaar kamid ah Carruurta Ku Jirta Kaamamka Ku Yaala Duleedka Magaalada Baydhabo Oo Nafaqa Daro Wajahaya

0
302

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Xarunta caafimaadka hooyada iyo dhalaanka xaafadda holwadaag ee Magaalada Baydhabo ayaa diwaan galiyeen kiisas badan oo carruur ah , ku waasi oo ah carruurta dadooda ay ka yar tahay shanta sano ee heysato nafaqo-darrada.

MCH’ ka Xaafadda holwadaag ee daryeelka caafimaad siiya hooyooyinka uureyda ah iyo nafaqeynta carruurta ayaa waxaa la tilmaamey in ay sii kordhayaan labada xaladood ee nafaqo-darrada ah ee la kulmaan carruurta da’dooda ay ka yar tahay shanta sano.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here