Qaar kamid ah Bulshada Xaafada Horseed Oo ka hadlay Sidii Wax Loogu qaban lahaa Nadaafad darada Ka jirta Xaafadaasi.

0
212

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Magaalada Baydhabo ayaa waxaa qaar kamid ah Xaafadaha ay ka Socdaan dib u dhis wadooyinka Xaafadaha iyo soo Celinta Nadaafada Xaafadahaasi kaasi oo ay si wada jir ay iskala qeyb qaadanayan qeybaha kala duwan Bulshada,ayagoo garab iyo dhiiri gilin ka helaya Maamulka Gobolka Bay iyo kan Degmada Baydhabo.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here