Qaar kamid ah Bulshada Magaalada Baydhabo oo ku Baaqay in La iska ilaaliyo Caabuqa Covid 19.

0
293

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Ku dhowaad Sideetan Ruux ayuu Cudurka Safmarka ah ee Covid 19 Laga Helay Deegaanada Maamulka K/Galbeed Waxaana U geeriyootay ilaa sedex ruux Deeganada ugu badan laga helay ayaa kala ah Baydhabo Buur Hakaba oo Baay ah iyo Afgooye, Ceelsha, Biyaha ,Marka Baraawe ayaguna kamid ah Shabeelaha Hoose Waxaana La dhisay Goobo Loogu Tala galay in Lagu Karantiilo Dadka ku dhaca Cudurka Covid 19.

Hadaba Magalada Baydhabo Waxaa Ku nool Bulshada uga badan Degmooyinka kale waa Magaalo uu Fadhi u yahay Dowlad Goboleedka K/Galbeed Sidee Bulshada Ku nool Magaalada Ula Socdaan Cudurkan dhibaatada uu leeyahay mase Dareen sanyhiin inuu Magaalada uu Ku jiro Maadama Laga Helay Kiisas Coron Virus ah Halisna ku ah Bulshada Hadaysan qaadan Talada Hey,adaha Caafimaadka Waa kuwaan Qaar kamid ah Bulshada Magaada Baydhabo oo ka fikir dhibanaya waxay ka aamisanyihiin Xaalka Covid 19.

Warbixintan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here