Qaar kamid ah Bulshada ku Dhaqan Degmada Waajid ee Gobolka Bakool oo soo Dhaweeyey Dhismaha Golaha Deegaanka.

0
343

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Degmada Waajid Ee Gobolka Bokool ayaa waxa ka socda Kulamo kala duwan oo loogu tashanayo dhismaha Golaha Deegaanka kaasi oo ay gar wadeen ka tahay Wasaarada Arimaha Gudaha KG iyo Mida Dowlada Soomaaliya,Waxaana socda Sidii Bulshada Degmada Waajid ay ugu Heshiin lahaayeen Maadama Golaha Deegaanka uu ka qeyb qaadanayo Hormarinta Bulshada Isla Xisaabtanka Maamulka iyo Shacabka.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here