Qaar Ka mid ah Barakacyaasha Magaalada Baydhabo oo Soo Dhaweeyey Biyo galinta ay u Sameysey Wasaaradda Biyaha KG.

0
253

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Magaalada Baydhabo ayaa mudooyinkaani waxaa ku soo badanayaan dadka ka soo barkacay deegaanadii ay hore ay deganaayen taasi oo ay inta badan ay ugu soo tageen dhibaatooyin fara badan oo ay la xariirto nolashooda .

Qaar ka mid ah dadka ku nool kaaamaka ku yaalo Magaalada Baydhabo aya soo dhaweeyey biyo galinta ay u sameysey wasaaradda tamarta iyo kheyraadka biyaha Koonfur Galbeed oo loo sameeyey dadka ku nool kaamamka Baydhabo.

Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here