Qaar Kamid ah Ardayda Wax ka barata Iskuulada Magaalada Baydhabo Oo Ka Aragti Dhiibtay U Diyaar Garowga Imtixaanka Shahaadiga

0
348

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Ka dib markii ay wasarada waxbarshada koonfur galbeed soomaliya ay ku dhawaaqdey 14 ka bishaan in dib loo fur doona mar dhow iskuulaadka maamulka koonfur galbeed soomaliya, ayaa hadan qaar ka mid ah ardeyda iskuulaadka waxa u bilowday muraajicada casharadii ay soo qaateen ayigoo diyaar garow uga jira imtixaamka shahaadiga ah.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here