Qaar ka mid ah Shaqaalaha Wasaarada Dhalinyarada KG Oo Tababar uga Furmey Muqdisho.

0
61

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxaan maanta magalada muqdisho tababar socon doono mudo 5 maalmood ah uu uga furmay shaqaalaha wasaaarada dhalinyarada iyo ciyaarada iyo shaqaalaha xarunta dhalinyarada ee Baidoa Youth Hub

Tababarka waxaa furay Wasiir ku xigeenka wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha dowlada koonfurgalbeed Mohamedqays Hassan Mohammed iyo Agaasimaha guud ee Wasaarda dhallinyarada iyo ciyaaraha Cabdiaziz Cabdirahman Mohamed.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here