Qaar ka mid ah Shacabka Magaalada Baydhabo Oo isugu Hambaliyeeyay Munaasabada Maalimaha Ciidul Adxa.

0
377

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Dunida Islaamka ayaa si isku mid ah Waxaa looga Dabaal dagay Munaasabada malinta Kowaad Ciidu Adxa.

Baydhabo oo ah Magaalo Madaxda Gobalka Baay ayaa si La mid ah magaalooyinka kale ee Dalka looga Dareemay faraxada Ciida, Ayadoona Kumanaan shacabka magalada Ku kala Tukadeen Masajidyada Kala Duwan, ayagoona ay isku Hambaliyeeyay farxad Ciiida.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here