Shacabka Degmada Xudur Oo Ka hadlay Dhibaatada Biyo La,aanta ka jirta Degmadaasi.

0
354

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Inta Badan Gobolada Dalka Soomaliya Waxaa Saameyn Ku Yeeshey Abaarta Ka Jirta Dalka Taasi Oo Sababtey In Dadka Beeraleyd Iyo Xoola Dhaqatada ah Ee Ku Nool Miyiga ay Ka Ka Soo Barakacaan Deegaanadooda Kuwaasi Oo Biyo Iyo Nolal u Soo Doontey Degmooyinka.

Qaar Ka Mid ah Bulshada Ku Nool Degaanada Koonfur Galbeed Soomaliya Gaar ahaan Gobolka Bakool ayaa Qeyb ka ah Bulshada Ka Soo Barakacey Tuuloyinkooda Ayigoo Uga Soo Barakacen Biyo La’aan Iyo Baahi Awgeeda.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here