Qaar ka mid ah Shacabka Baydhabo Oo Hambaliyo u diray Idaacada Arlaadi Oo U dabbaaldageysa 4 Sano guuradeeda.

0
175

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Raadiyow Arlaadi waxay u taagan tahay Arimaha Bulshada sidii ay qeyb uga qaadan laheyd maadaama ay ku hadasho afka arimaha bulshada oo ay ka shaqeyso, Sanadguuradii 4aad ee Idaacada Arlaadi waxaa ka qeyb qaatay oo Hambaliyo iyo bogaadin u diray qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool Magaalada Baydhabo taasi oo ay kala qeyb qaadanayaan Munaasabada Sanadguurada 4aad tan iyo markii la aas-aasay idaacada.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here