Qaar ka mid ah Hooyooyinka Shaqeeya oo ka hadlay caqabadaha ay la kulmaan.

0
158

Waxaa jira hooyooyin badan oo shaqeeya kuwaas u halgamaya maaraynta nolosha qoyskooda,Waxay la kulmaan duruufo kala duwan oo ku xeeraysan nolosha qoyskooda.

waxayna isku dayaan inay daboolaan baahiyahaas iyagoon ku baraarugsanayn shaqadooda
Wareysiyo kala duwan oo aan la yeeshay, qaar ka mid ah haweenka ka shaqeeya qeybaha kala duwan ayaa waxa ay i weydiiyeen dhibaatooyinka ay la kulmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here