Qaar ka mid ah Haweenka ku nool Xeriyaha Barakacayaasha Baydhabo Oo dalbadey in loo sameeyo Shaqa Abuur

0
220

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Hooyoyinka soomaaliyeed ah wax yihin kuwa u soo dhabar adeega Qoyskooda ayigoo siyaabo kala duwan u dibira qoyska halka qaar ka Mid ah hooyoyinka ay yihin ku si joogta ah u qabta shaqooyinka Ganacsiga iyo weliba tan guriga ayigoo ka fikira waxbarashada Caruurtooda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here