Baydhabo(Radio Arlaadi)- Haweenka soomaaliyeed qaarkood kuma eka oo kaliya howlaha guriga, ganacsiga iyo meelaha kale balse waxaa jira kuwo dhaxda ay u xirteen sidii ay nolashooda ay ku mareyn lahayeen kuwaasi oo ay Magaalada iyo guryaha ay ka qabtaan howlaha adag ee ay u badan yihiin ragga sida dhismiyaasha guryaha, jibinta dhaagxaanta, nadaafadda iyo kuwo kale oo intaasi ka adag.
Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera