Qaar ka mid ah Ganacsatada Suuq weynaha Baydhabo Oo soo dhaweeyey dhismaha Wadooyinka Suuqa Ka Socda

0
314

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Waddooyinka ugu muhiimsan suuqyada Magaalada Baydhabo ayaa waxaa weli ka socda dhismooyinka lagu rabo in lagu balaariyo waddooyinkaasi maadaama maristooda dad weynaha iyo gaadiidka dhibaato ay ku qabeen iyadoo mararka qaarka ay isku dhici jireen gadiidka sababo keentey ciriiriga waddooyinkaasi.

Waddada dheer ee isku xirta suuqa sariflaha iyo kawaan weynaha Magaalada Baydhabo waxey ka mid tahay waddooyinkii dhawaan dhismahooda la soo geba gabeeyey waxeyna ka mid tahay kuwa ugu mashquulka badan.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here