Qaar ka mid ah Gabdhaha Magaalada Baydhabo Oo ka hadlay Dhibaatooyinka ay la kulmaan dumarka.

0
196

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Soomaaliya waxaa sanadihii la soo dhaafay aad u kordhay tacadiyada ay ka mid ka yihiin kufsi wadareedka loo gaysanaayo dumarka Soomaaliyeed.

Mudooyinkii u dambeeysay waxay ahayd mid si gaar ah loo bartilmaameysado haweenka danyarta ah ee ku nool xeryaha barakacayaasha waxaana u sabab ah ammaan darrada ka jirta xeryaha ay ku nool yihiin.

Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here