Qaar ka mid ah Gabdhaha ka Faa’iideysaneya Tababarka Marwo Caafimaad Oo ka hadlay Waxyaabaha ay baraneyaan.

0
276

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dhowaan ayaa Waxaa Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay Lagu Daah Furey Barnaamijka Marwo Caafimaad Kaasi Oo ah Tababar Soconaaya Mudo Bil Iyo Bar ah Waxaana Barnaamijka Marwo Caafimaad Loo Qabtey Gabdho Laga Kala Keeney Gobolada Baay Iyo Bakool, Waxaana Tababarkooda Ku Aadan Yahay Sidii ay u Ilaalin Lahaayeen ama ay u Bad baadin Lahaayeen Hooyada Iyo Dhalaanka.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here