Qaar ka mid ah Dhalinyarada ku nool Magaalada Baydhabo oo ka warbixiyeen shaqada iskaashatada dhagxaanta

0
473

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Dhalinyarada ku nool Magaalada Baydhabo qaarkood oo ka shaqeystaan iskaashatada dhagxaanta ku shaqeya magalada Baydhabo ayaa ka hadlay shaqadooda , waxeyna sheegeen in shaqadan ay tahay shaqo aad u dhib badan taasi oo ku qasabtay in ay caruurtooda ay ku korsadaan.

Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here