Qaar ka mid ah Danyarta Magaalada Xudur oo Baaq u diray Dadka Muxsiniinta ah si ay u soo Caawiyaan.

0
266

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Qaar kamid ah dadka danta yar iyo kuwa qaba baahiyaha gaarka ah ee ku nool Degmada Xudur ee xaruunta gobalka bakool ayaa waxey shegeen in xiligaani ay ku jiraan xaalad aad u liidata iyagoo weliba tilmameen in ay ku adkaatay iney helaan Raashiin ay ku afuraan inta lagu gudi jiro bisha barakeysan ee ramadaan madaama sanadihii hore ay wax ka heli jireen dad muxsiniin ah.

Sidoo kale waxaa ay shegeen in saro u kac laga daremaayo maciishada rashiinka degmada xudur taasi oo ay ku shegeen in sabab ay u tahay cudurka covid 19.

Warkan waxaa inoo haya Siid Cali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here