Qaar ka mid ah dadka barakacyaasha ee ku nool Baydhabo Oo ka cabaneya Xaalado nolol xumo

0
198

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Qaar ka mid ah dadka danyarta ah ee ku nool kaamamka ku yaala duleedka magaalada baydhabo ayaa intooda badan waxey yihiin kuwa aan helin wax gar gaar ah tan iyo markii ay soo degeen ayigoo sheegey in aaney haysan waxyaabaha noolasha aas aaska u ah waxaan dadka qarka u saaran yihiin macaluul.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here