Qaar ka mid ah Culimaa’udiinka Magaalada Baydhabo Oo Bulshada ugu Baaqey in ay ka fogaadan wax yaabaha dhibaatada u keena.

0
388

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Golaha Culimada Deegaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa kulan ku yeeshay Baydhabo waxay kaga hadleen ficilada foosha xun leh ee ka dhacaayay qeybo ka mid ah wadanka,waxayna culimada ay sheegeen in muhim ay tahy in la badiyo Aqrinta Qur’aanka iyo Wacyigelinta Bulshada.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here