Qaar ka mid ah Bulshada oo ka hadleen Dhibaatada ay ku qabaan Buburka laamiyada Baydhabo Xiliyadaan oo Kale Roobabku Da’aan.

0
275

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Iyadoo lagu guda jira bilowgii roobabka deyrta ayaa qaar ka mid ah wadooyinka degmada baydhabo ee Xaruunta gobolka baay waxaa si weyn uga muuqda bur bur hoogan taasi oo saameyn weyn ku yeelan karta guud ahaanba isu soocodka dadka iyo baaburta.

Wadooyinka halbowlaha u ah magalada ayaa waxaa samaeyey rababkii socodey labadaan beri taasi oo ay bulshada u arkaan in ay tahay mid aan u wanaagsaney bulshada iyo maamulkaba .

Hadaba waxaan makaroofinka la dhaxqaadney qaar ka mid ah bulshada ku nool degmada ayigoo qaba fikrado kala duwan oo ah saameynta ay ku yaalatay burburka laamiyada magalada .

Warbixintan Waxaa noo heysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here