Qaar Ka mid ah Bulshada Magaalada Baydhabo Oo Soo dhaweeyay Imtaxaanadka Shahaadiga Fasalka 8aad Ee KG Sandkaan Qaaday.

0
263

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Sanad Dugsiyeedkii Ugu horeeyay ay Imtixaanka gaado Wasaarada Waxbarshada Hidaha iyo taclinta Sare Dowlad gobaledka Koonfur Galbeed Soomaliya Ardayda fasalka 8aad. Guud ahaan Sanadkan waxaa koonfuur Galbeed u fadhiistay Ku dhawaad 6,220 ardey sidaa ay shegtay wasarada Waxbarshada.

qaar ka mid ah bulshada ku nool Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobalka Baay ayaa soo dhaweeyay waxayna ku tilmaameen in ay guul weyn u tahay bahda waxbarashada oo idil

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here