Qaar ka mid ah Bulshada ku nool Magaalada Baydhabo oo Aragtidooda ka dhiibtay Xildhibaanada Cusub ee KG

0
260

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Kadib Markii lagu dhawaaqay liiska Xildhibaanada labaad ee Maamul Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo ah 95 Xildhibaan, halka xiligii hore ay aheyd 149 ayaa waxaa Makaroofanka Radio Arlaadi la dhaxqaadnay Bulshada ku nool Magaalada Baydhabo sida ay u arkaan xildhibaanadaan cusub oo dhalinyaro u badan iyo wax ay ka filan karaan.

Warbixintan Waxaa noo heyso Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here