Qaar Ka mid ah beeraleyda Magaalada Baydhabo oo la siiyey tababar ku saabsan habka beerista wanaagsan ee Mooska iyo misigada.

0
326

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Qaar ka mid ah beeraleyda Magaalada Baydhabo iyo iskaashatada beeraleyda gobolka baay ayaa waxaa Baydhabo loogu qabtay tababar ku saabsan habka wanaagsan ee beerista dalagyada taasi oo si wada jir ah iskaga ka shanayeen wasaaradda beeraha iyo waraabka koonfur galbeed iyo hay’adda FOA si loo helo beeraley tayo leh.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here