Qaar Ka Mid ah Beeraleyda Deegaanka Awdiinle Ee Gobalka Baay Oo Ka Warbixiyay Sida ay Tahay Rajadooda Sanadkaan.

0
190

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Inta Badan Beeraleyda Ku Nool Degaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ahaa Kuwa ay Noolashooda Si aad ah uga Tiirsaneyd Dalaqyada Ka Soo Go’a Beeraha iyagoo qaarkood u Weheliya Xoolaha Nool Oo ay Ku Xanaaneystaan Goobaha ay Degan Yihin Balse Mudooyinkii Uga Dambeyay Waxaa Si aad ah Beeraha u Saameyay Abaaraha Ka Jira Dalka Iyo Roob Yerida Maadaama Dadka Beeraleyda ah aan Isticmaalin Matoor Iyo Waxyaabo Kale ay Ku Sugaan Roobka.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here