Qaar ka mid ah Barakacyaasha Magaalada Baydhabo oo Codsaday in Gar gaar lala soo gaaro

0
276

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maalamihii ugu dambeeyey ayaa gudaha magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay waxaa ku soo qulqulaayey boqolaal qoysas ah oo cusub iyagoo ka soo cararay Abaaro ka jiro deegaanada Koonfur galbeed soomaaliya.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here