Qaar Ka Mid ah Barakacyaasha Ku Nool Kaamamka Duleedka Magalada Baydhabo Oo Dalbadey Gar Gaar Bani’aadannimo.

0
322

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxaa Jira Bulsho Fara Badan Oo Dhowaan Ku Soo Barakacey Magalada Baydhabo Kuwaasi Oo Saamsey Abaarta Ka Jira Dalka Waxeyna ay Tan Iyo Markey Yimadaan Magalada ay Ku Guda Jiraan Sidii ay ula Qabsan Lahaayeen Noolasha Magaalada Walow ay Ku Nool Yihin Barakacyaal Fara Badan.

Qaar ka Mid ah Barakacayaasha Cusub Oo Soo Gaarey Magalada Baydhabo Kuna Kala Biirey Kamamkii Horey Uga Jirey Magaalada ayaa Waxey Ka Warbixiyeen Sida ay Tahay Noolashooda Ayigoona Codsadey In Laga Caawiyo Waxyaabaha Noolasha Aas Aaska u ah.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here