Qaar Ka Mid ah Barakacayaasha Naafada Ee Ku Nool Baydhabo Oo Dalbaday In La Caawiyo.

0
230

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Barakacayaasha Ku Nool Kaamka Naafada Al Baraka ayaa ah Kuwa Soo Wajahdey Xaalad Noolal xumo Waxaana Badanaa Kaamka Al Baraka Dadka Ku Nool ay Yihiin Kuwa aan Dhameys tirneyn Lixaadkooda Waxeyna Isuga Jiraan Haween, Caruur, Waayeelo Iyo Dhalinyaro.

Waxaana Kaamka Weli Ku Soo Qulqulaaya Barakacayaal Cusub Kuwaasi Oo Ka Soo Barakacey Degaanada Abaarta Saameysey Waxeyna Qaar Ka Mid ah Barakacayaasha Cusub Ee Dhowaan Soo Gaarey Kaamka ay Ka Hadleen Waxyaabaha ay La Soo Kulmeen Inta aysan Soo Gaarin Magaalada Baydhabao.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here