Qaar ka mid ah Barakacayaasha ku nool Duleedka Magaalda Baydhabo oo dalbadey in Loo fidiyo Gar gaar deg Deg ah.

0
337

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Qaar ka mid ah dadka danyerta ah ee ku nool kaamamka ku yaala duleedka magaalada baydhabo ayaa intoodi badan waxey yihiin kuwa aan helin wax gar gaar ah tan iyo markii ay soo degeen ayigoo sheegey in aaney haysan waxyaabaha noolasha aas aaska u ah ayna u dheertahay musqul la’aan.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here