Qaar ka Mid ah Barakacayaasha ku Nool Duleedka Magaalada Baydhabo oo Dalbadey Gar Gaar Deg Deg ah.

0
242

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Boqollaal qoys oo deegaankooda uga soo barakacay xalado kala duwan oo ku nool kamka Bodan 1 oo ku yala xafada Holwadag ee Magalada Baydhabo ah ayaa cunno yari, hoy xumo iyo musqulo la’aan kuso wajayaha xerada ay ku noolyihiin.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here