Qaar ka mid ah Barakacayaasha Baydhabo Oo Loo Qabtay Tababar.

0
60

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Magaalada Baydhabo xarunta gobolka Baay ayaa waxaa lagu qabtay siminaar socdo muddo labo maalin ah kaasi oo lagu baranaayay xaquuqda ay leeyihiin carruurta iyo sidoo kale xadgudubka lagu sameynaayo gabdhaha oo ku aadan GVP ama gudniinka fircooniga.

Siminaarkaan ayaa waxaa loo qabtay qaar kamid ah dadka ku nool kaamamka magaalada Baydhabo iyagoo laga soo xulay odiyaasha, haweenka iyo culimada si looga wacyi-galiyo ilaalinta xaquuqda caruurta.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here