Ardayda Jaamacadaha Baydhabo Oo Loo Qabtey Tababar Ku Saabsan Gargaarka deg dega ah.

0
158

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dr Abdulaahi Isxaaq Oo ah Madaxa Caafimaadka Ee Hay’adda Serda Waxaa uu MCH Cadaada 1 Ku Daahfurey Tababar ku Saabsan gargaarka deg dega ah Sida Baarista Dhiiga Guud, Saxarada iyo Waxyaabo La Mid ah, Waxaana Tababarka Looga Tala galey In aqoontooda Kor Loogu Qaado Ardayda Barata Caafimaadka Ee Dhigta Jaamacadaha Baydhabo.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here