Purugal Vs Uruguay

0
174

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Waxa uu noqonayaa kulan adag, waana markii labadaad ee ay labada qaran isku arkayaan koobka aduunka

Xogta Kulanka

Waa kulankii labaad ee FIFA World Cup ay ku kulmaan Portugal iyo Uruguay, iyadoo reer South America ay Portugal ka reebtay wareega labaad ee 2018 ee Russia.

Uruguay ayaa badisay afar ka mid ah shantii kulan ee ugu danbeysay ee Koobka Adduunka ee ay la ciyaareen xulalka Yurub (oo ay ku jirto 2-1 ay kaga badiyeen Portugal), inkastoo ay guuldaro kala kulmeen France kulankoodii ugu dambeeyay. Sky Blue ayaa badisay kaliya labo ka mid ah 25-kii kulan ee ugu dambeeyay ka hor tartankan (8 bar bar iyo iyo  15 guul darro).

Portugal ayaa badisay kaliya hal kulan sagaalkii kulan ee ugu dambeeyay oo ay la ciyaartay xulalka South America tartamada oo dhan (3 bar-baro iyo 5 guuldarro), waxa ay 1-0 ku garaaceen Argentina kulan saaxiibtinimo bishii November 2014.

Ka dib guushii 3-2 ay ka gaareen Ghana, Portugal ayaa isha ku haysa inay badiso labadii kulan ee furitaanka group-yada markii seddexaad ee Koobka Adduunka. Waxay hore u sameeyeen 1966 iyo 2006, ugu dambeyntii waxay gaareen semi-finalka labadaas koob.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here