Puntland Oo soo saartay Sharci lagu Mamnuucayo waxyeelaynta Deegaanka Badda.

0
7

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kadib markii Shir ka dhacay Xarunta Wasaaradda Kallumaysiga Puntland ee Magaalada Boosaso ayna ka qayb galeen,Madaxda Wasaaradaha Kalluumaysiga Amniga Ganacsiga Shaqada iyo Shaqaallaha iyo sidoo kale Saraakiisha Ciidanka ayaa loogu dhawaaqey sharci lagu mamnuucayo wax yeelaynta Dadka, Noollaha iyo deegaanka Badda.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here