Puntland Oo Loogu baaqey dhameystirka Ceel biyood Laga hirgeliyey Deegaanka Carta

0
79

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Si Bulshada Deegaanka Carta u hesho Biyo Nadiif ah oo ku filan ayaa waxaa halkaasi laga bilaabey sidii loo hirgelin lahaa Ceelbiyood kaas oo mudo socdey balse duruufo jiraan awgeed loo gaari waayey halkii la rabey Bulshada deegaankana ay baahi weyn u qabaan in ay helaan Biyo ku filan Nadiifna ah.

Goobta Ceelka laga hirgelinaayo ayaa waxaa booqdey Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Puntland iyo Isimo iyagoo ku baaqay in laga qeyb qaato dhamaystirka Ceel-biyoodka laga hirgaliyay deegaanka Cartaoo hada Bulshada si is xilqaan ah intaad ku soo gaarsiiyey

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here