Puntland Oo guryo ku wareejisay qaxootigga iyo Barakacayaasha ku nool Degmada Qardho.

0
76

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dawlada Puntland oo kaashanaysa hay’adaha UNHCR iyo NRC ayaa 78 guri iyo musqulahooda oo aya qeyb ka yihiin xarumaha bixiya adeegyada bulshada sidda caafimaadka, waxbarashada iyo biyaha oo hay’ado kale ay dhismahooda taageereen waxay ku wareejisay qoysas isugu jira barakacayaal iyo qaxooti mudo dheer ku noolaa magaalada Qardho.

Guryahaan ayaa qayb ka ah mashruuca xalka waara, kaas oo mudo dheer ka shaqaynayay deegaanada Puntland, kaas oo ujeedadiisu ay tahay in dadka barakacayaasha ah iyo qaxootigga ay noqdaaan kuwa deegaan ah oo is-dhexgal la sameeya bulshada ay mudada dheer la nool-yihiin.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here