Ololle is xilqaan ah lagu soo celinayo bilicda garoonka diyaaradaha Degmada Luuq Oo la bilaabay.

0
85

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ololahan ayaa loogu gol leeyahay sidii loo soo celin lahaa Bilicda uu lahaa Garoonka Diyaaraha Degmada Luuq iyadoo laga jarayo geedaha ku baxay iyo dhiiqada dhax taala kadib markii Garoonka gaareen fatahaada biyaha Webiga waxaana Ololaha ka qeyb qaadanayaan Bulshada qeybaheeda kala duwan iyo Maamaulka Degmada,maadama uu garoonka muhiim u yahay Noloshada dadka.

Warkung Waliba nig haayte Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here