Olole wadooyin laami ah loogu dhisayo oo looga dhawaaqey Degmada Garbahaarey

0
55

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankaan ayaa is kugu yimid qeybaha kala duwan bulshada magaalada Garbahaaray ee gobolka Gedo kaasi oo looga hadlaayay sidii bulshada gobolka Gedo ay u dhisay lahayeen goobaha danta guud sida wadooyinka isku xira degmooyinka gobolka ayaa lagu qabtay magaalada Garbahaaray ee xarunta gobolka Gedo.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here