Olole sare loogu qaadayo Bilicda oo ka socda Magaaladaa Gaalkacyo.

0
156

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudiga Bilic soo celinta Degmada Gaalkacyo oo kaa shanaya Waaxda Arimha Bulshada Dowlada Hoose iyo Waaxda Faya-dhowrka ayaa Olole Bilic soocelin & Nadiifin isugu jira ka sameeyey Degmada.

Ololahaan oo socon doona mudo ayaa ku soo aadaya xili dhawaan la filayo in Degmada Gaalkacyo lagu qaban doono Tartanka Kubada Cagta Gobolada Puntland oo haatan uu marti galinayo Gobolka Mudug.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here