Olole Nadaafeed Oo Laga Bilaabey Magaalada Hargeysa.

0
68

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dowladda hoose magaalada Hargeysa maamulka soomaaliland ayaa olale nadaafadeed ka fulisay isbitaalka weyn magaalada iyadoo olalahaan nadafadeed uu yahay mid bille ah oo dowladda hoose magaalada Hargeysa kor uga qadayso bilicda iyo nadaafadda guud ee magaalada.

Muhiimadda olalahaan ayaa wuxuu ahaa sidii loo ilaalin lahaa bilicda iyo nadaafadda isbitaalka madaama isbitaalka lagu isticmaalo caagadaha iyo macooyinka laga bixiyo daawooyinka sidaasi darteed loo baahan yahay in laga horgato wax yaabaha ka dhalan kara.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here