Olole Nadaafadeed sare loogu qaadayo bilicda Oo Laga Sameeyay Dhoobley.

0
126

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ololaha nadaafadeed ee ka socda xaafadaha Degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada hoose ayaa qayb ka ah barnaamij sare loogu qaadayo bilicda iyo nadaafada magaalada oo ay dejisay wasaarada caafimaadka Jubaland si loogu hortago, Cudurada ka dhasha qashinka la dhigo wadooyinka iyo xaafadaha dhexdooda

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here