Olole Nadaafadeed Oo laga Sameeyey Xeebta Magaalada Boosaaso.

0
56

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhalinyaradan ku midaysan Ururka Somali Youth Horizon kana shaqeeya Horumarinta deegaanka iyo dhireynta iyo la dagaalanka Plastica Xeebaha ayaa Olole nadafadeed ka sameeyay Xeebta Magaalada Boosaso Si loogu hortago qashinka iyo sida Caafimaadka Deegaanka dhibaata ugu yahay

Ololahaan ayay dhalinyaradan ka wadeen Maalmahan dhamaan Xaafadaha Magaalada Boosaaso iyo Xeebaha islamarkaana Bulshada siinayey Talooyin ay kaga hortagi karaan halista qashinka uga imaan karta Caafimadkooda iyo Deegaanka.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here