Olole Nadaafadeed Oo Laga Sameeyey Xeebta Magaalada Boosaaso

0
56

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Waaxda Arimaha bulshada ee Dowladda Hoose oo uu hogaaminayo Agaasimaha waaxda Axmed Yuusuf Aadan isla markaana kaashanaysa Maamulka Xaafadda Bender qaasim, maamulka iyo dadwaynaha kaamamka Boqolka Buush iyo Tawakal ayaa olole ballaaran oo Nadaafeed ka sameeyey xeebta magaalada Bosaaso, kaas oo looga gol-leeyahay sidii loo heli lahaa Bosaaso qurux badan isla markaana la isku halayn karo bedqabkeeda caafimad si gaara xaafadahan oo dadka ku nool ay baahi wayn u qabeen qorshahan Nadaafadeed oo ah mid sii socon doona.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here