Olole Nadaafadeed Oo laga Sameeyey Xaafada Bendar qaasim Magaalada Boosaaso.

0
43

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Inta badan Xaafadaha Magaalada Boosaaso ayaa waxaa laga sameeyaa Olole Nadaafadeed oo loogu tala galay in kor loogu qaado Bilicda Magaalada iyo ka hortaga dhibaatooyinka Caafimaad daro ee ka dhalan kara qashinka Wadooyinka la soo dhigo

Ololahan Nadaafada ayaa waxa ka qeyb galay Bulshada qeybaheeda kala duwan Maamulka Degmada iyo Xaafadaha hada ay ka bilowdeen Ololaha Nadaafada ayaa waxaa ka mid ah Xaafada Banderqaasime Ee Magaalada Boosaaso.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here