Olole Nadaafadeed Oo laga Sameeyey Suuqa Magaalada Baydhabo.

0
86

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ololahan Nadafadeed ayaa waxaa laga sameeyey qaar kamid ah Xaafadaha, Wadooyinka iyo Suuqyada Magaalada waxaana ka qeyb qaadanaya waaxda fayadhowrka Degmada Baydhabo oo kaa shanaya Bulshada iyo qeybaha kala duwan shaqaalaha Dowlada Hoose

Gudoomiye kuxigeenka Arimaha Bulshada Degmada Baydhabo oo ay Wehliyaan Gudoomiyaha Haweenka iyo Agaasimaha Waaxda Caafimaadka iyo Faaydhoorka Degmada ayaa Kormeerey Suuqyada Magaalada Baydhabo oo ka socda Ololaha Nadaafadeed.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here